Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo U Jawaabtay Wasiir Beyle (Akhriso)
October 25, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa lagaga jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska wasiirka maaliyada DFS kaasi oo lagaga dalbanayay maamul Goboleedyada in ay soo gudbiyaan wixii lacag ah ee ka soo gaaray DFS. Wasiirka Maaliyada ee dowlada Puntland ayaa soo bandhigay dhammaan lacagihii ka soo gaaray dowladda Sanadkii 2017 ilaa sanadkan 2018ka
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net