Xildhibaano ka soo horjeestay Go’aankii DFS ee Mukhtaar Roobow (Daawo)
October 6, 2018 - Written by EditorXildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur kaga joojisay tartanka doorashada madaxweynaha maamulka koofur galbeed waxayna ka soo horjeesteen go,aanka dowlada.
Xildhibaanada ayaa ku baaqay in DFS ay faraha kala baxdo Maamulka K/galbeed waxayna ugu baaqeen madaxada DFS in ay qadariyaan rabitaan shacabka K/Galbeed.
C/Casiis Maxamed
Halgan.net