Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daah Furey Dhismaha Dekadda Garacad.[Masawiro]
(November 23, 2018)
Garacad:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23 November 2018 waxaa sidiiran loogu soo dhoweeyay Magaalo x
Madaxweynaha DFS oo soo Afmeeray socdaalkii uu ku joogay dalka Talyaaniga
(November 23, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqasho rasmi ah oo uu muddo saddex cisho ah ku joogay dalka Talyaaniga. Madaxweynaha aya
Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo looga hadlay arimo kala duwan
(November 22, 2018)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Maamulka J/land kaas oo looga hadlay arimo kal
Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan
(November 22, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, socdaalka m
Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin oo lagu qowracay Gurigiisa Degmada Baladxaawo
(November 22, 2018)
Baladxaawo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay weerar ku qaadeen hoyga Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin ee Degmada Balad-Xaawo ka dibna ay halk
Madaxweynaha JFS oo La Kulmay Dhiggiisa Wadanka Talyaaniga.
(November 22, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintiii labaad booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo kula yeeshay Qasriga Quirinale Madaxwe
Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Madasha 60.[Dhagayso]
(November 20, 2018)
Garoowe:- Madaxwaynaha dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Madasha 60 laga waraystay xaalada guud ee amniga ee deegaanada Puntland , doorashada Puntland, colaada S/land iyo Puntland, Xirii
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
(November 20, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra'iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xo
37 ka mid ah Shabaab oo duqeyn lagu dilay (Dhageyso)
(November 20, 2018)
Ciidamada milatariga ee Maraykanka ayaa sheegay inay dileen 37 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab kadib laba duqaymood oo ka dhacay Gobolka Mudug shalay. Mid ka mid ah duqeymaha ayaa lagu dil
Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka DFS oo Musuqmaasuq ku eedeeyey wasaarada Maaliyada
(November 20, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo eedeyn loogu jeedi

« Previous PageNext Page »