Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar, Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan
(November 8, 2018)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirtay  Ilhan Omar , Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan oo guul ka soo hoyey doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka , Dowladda Puntald
Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka G/dhiga Dowladda Turkiga
(November 7, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandh
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Saraakiil Ka Socota Xafiiska UNODC (Masawiro)
(November 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha doladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 07 Nov 2018 kulan la qaatay saraakiil ka socota xafiiska UNODS iyo diblamaasiyiin shisheeye oo
Shariif Xasan Sh Aden oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.
(November 7, 2018)
Baydhabo:-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta sheegay inuu xilkaasi iska casilay. Qoraal kasoo baxay Sharifi Xasan oo VOA laso gaarsiiyey ayuu si
Ilhan Cumar oo ku Guuleysatay Doorashadii Maraykanka[ Video]
(November 7, 2018)
Minnesota:-lhan Cumar, Hodan Xasan, iyo Maxamuud Nuur ayaa ku guuleystay doorashooyinkii ay ka galeen gobolka Minnesota, iyada oo Ilhan Cumar ay ka mid noqon doonto Aqalka Hoose ee Congress-ka Marayka
Madaxweynaha Puntland oo Xaflad Sagootina u Sameeyey Qusulka Qusuliyadda Itoobiya Ee Puntland.
(November 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah u sameeyey qunsulkii hore ee qunsuliyadda Ito
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo si kulul u Eedeeyey madaxada DFS
(November 6, 2018)
Baydhabo:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul u edeeyey faragelin ay DFS ku heyso doorashada Koofur Galbeed,waxayana soo dhaweeyeen go’aankii xubno ka mid ah Guddiga doorashada Koofu
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.[Masawiro]
(November 5, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 November 2018, qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo s
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf Oo la kulmay Wafdiga QM (Masawiro)
(November 5, 2018)
Gaalkacyo:-Wafdi uu horkacayo Ergeyga QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nichalos Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee u qaabilsan arimaha Soomaaliya Francisco Madeira ayaa maanta waxaa ay soo gaareen
Gudoomiyihii guddiga doorashada ee maamul K/ Galbeed iyo ku xigeenkiisa oo Is Casilay
(November 5, 2018)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Maamulka K/Galbeed ayaa sheegaya in gudoomiyihii guddiga doorashada ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Carfo Ibraahin Aadan iy

« Previous PageNext Page »