Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Arimo kala duwan looga Hadlay (Daawo)
(February 28, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdull
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiisha Puntland oo gaaray Gaalkacyo
(February 28, 2019)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug cidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, Ciidamadan tegay Gaalkacyo ayaa waxaa hoggaaminaya Taliyaha Ciidamada Daraawiis
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
(February 27, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Wasaaraddaha Dowladda iyo Hanti Dhawrka Guud
(February 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray qaar kamid ah Wasaaraddaha Dowladda iyo Hanti Dhawrka Guud ee Dowladda Puntland. Kormeerka Madaxweynaha ayaa wax
Sh Daahir Awcabdi ka hadlay Dhacdadii Lagu Dilay Caaisha Ilyaas Aadan ee Gaalkacyo[Video]
(February 26, 2019)
Boosaaso:-Sheekh Daahir Aw-cabdi culimada waaweyn ee Soomaaliya kuna nool magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa ugu horayn tacsi u diray ehelkii caasho, uguna duceeyey in samir iyo iiman
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Dhismaha Wadada Ceel daahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(February 26, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladd Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kulank
Culimo’udiinka ku nool Puntland oo si adag uga hadlay kufsi iyo dil lagula kacay gabar 12 jir ah oo ka dhacay Gaalkacyo
(February 25, 2019)
Gaalkacyo:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Nugaal ayaa si adag uga hadlay dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee lagu dilay Allaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey dilkii Caasho Ilyaas Aadam
(February 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey dilkii arxan darada ahaa ee loo geystey Marxuumad Caasha Ilyaas Aadam. Hoos ka Akhriso qoraalka ka soo ba
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday
(February 25, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midow
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Xarunta Golaha Garsoorka Puntland iyo Wasaaradda Maaliyadda
(February 25, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey xarunta Golaha Garsoorka Puntland iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaalada Garoowe. Kormee

Next Page »