Maamulka Gal-Mudug oo kulan ugu baaqday Madaxweyneyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.

June 5, 2019 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Nuxurka Warsaxaafadeedka maantay ka soobaxay Xafiiska Madax weynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”
Gal-Mudug waxay si diiran u soo dhaweynaysaa magacaabidii Ergayga gaarka ee cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya kaasi oo Madax ka noqon doona howl-galka QM si loo dar dargaliyo dadaalada Nabadeynta iyo qaran-dhiska Soomaaliya.

Sidoo kale, Galmudug waxay teegeeraysaa go’aankii 31 march 2019 kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka Maamulka Gal-Mudug ay kulan ugu baaqeen Madaxweyneyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,023 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>