Maamulka Koonfur Galbeed oo ka tacsiyeeyey geerida Malaaq Aamiin Baraawaani

June 5, 2019 - Written by Editor

Baydhabo:-Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gollaha wakiilada Kg ,Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa tacasiyo Tiiraayo Le Udirey Dhamaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer koonfur Galbeed, Alla ha u naxariisto Malaaq Aamiin Baraawaani oo ahaa malaaqyada taariikhda wayn ku leh geyiga ay Soomaaliyada degto, wuxuuna ahaa mid ka mid ah lafdhabarta nabadda Koonfurta Soomaaliya, waa geeri naxdin leh, Alla janada Fardowsa haka waraabiyo Ayuu Yiri”

Malaaqa aya Ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda dalka Soomaaliya , kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa odayaasha dhaqanka Kg ugu tacasiyadeyay halyeygii
uu ka baxay, oo kaalin weyn ka geystay dib-u heshiisiinta Shacabka Soomaaliyeed, isagoona Si gaar ah ugu Tacasiyadeyay goyskii uu ka geeriyoodey Malaaq Aamiin Baraawaani Dhamaanteena Samir iyo Iiman Allaha Naga siiyo Isagana Jannatul Fardowse Haka waraabiyo gadaashiisana Alle Nama Fidneeyo .

Amiin Amiiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,022 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>