Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la hadlay shacabka Puntland[Video]
April 6, 2020 - Written by EditorGaroowe:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa caawa oo Isniin ah Dadweynaha la hadlay, hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus iyo saameyntiisa dhaqaale, Amniga, tayeynta Ciidamada iyo arrimaha Federaalka.
Madaxweynaha ayaa bilkasta isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu dadka la hadlayo.
M_M_Deeq
Halgan.net