Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliya.
(December 20, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Saraaki
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ: ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—พ-๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ผ
(December 18, 2022)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabis
War-Murtiyeed Qabsoomidda Shirka dib u Heshiisiinta KGS.[Video]
(December 18, 2022)
BAYDHABO, DECEMBER 17,2022 โ€“ Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M.ne Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka socdey magaal
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay madaxda dalalka Ugandha iyo Kenya
(December 17, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda
Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo gudoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada
(December 15, 2022)
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada Aadan Yabaal o
Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Puntland.[Video]
(December 15, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa uu Qasriga Madaxtooyada kulan kulaa qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay diy
Ku simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool
(December 13, 2022)
Xudur, December 13,2022: Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta
Eedaysanayaal oo haysto dilkii Nabadoom Cabdiqani Xassan Aloore oo la soo taagay Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn[Video]
(December 13, 2022)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn ayaa magaalada Gaalkacyo ugu fariisatay dhegaysiga kiiska labo nin oo lagu eedeeyay dilkii Alle ha'u naxariistee Nabadoon Cabdiqani X
Madaxweyne Ku-xigeenka DPL oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah
(December 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) u qaabilsan qaybo ka mid ah Sooma
Ra’iisul Wasaaraha XFS lama aqbali karo in Hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la’aan caafimaad.
(December 12, 2022)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la'aan caafimaad

« Previous PageNext Page »