Madaxweynaha JFS oo baaq ka soo saaray xaalada Laascaanood.
(December 30, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga
Shirkii wadatashiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho
(December 29, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. Sh
Madaxweynaha JFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Jabuuti.
(December 28, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay wada-
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya
(December 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Fei Shengchao, Kulanka oo uu Madaxweyna
Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar
(December 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilla
Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho.
(December 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubn
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(December 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wada
Madaxweynaha Jubaland oo Qarsriga Madaxtooyada Ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya
(December 25, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo booqasho iyo kormeer ugu yimid Ciidamada K
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xuska aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
(December 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliye
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar
(December 22, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka taasi oo booqasho maalmo ah uga

Next Page »