Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.[Video]
(May 5, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim Mete Yagli iyo wafdi uu hoggaamina
Madaxweynaha JFS oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka
(May 5, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay wafti ay hoggaamineyso agaasimaha Fulinta ee hay'adda Cunnada Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ootegay dekadda Garacad
(May 5, 2023)
GARACAD - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo uu weheliyo Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku t