Guddiga doorashooyinka ee Puntland TPEC oo hakiyey in doorasho ka dhacdo 3 degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal

May 24, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland TPEC ayaa si rasmi ah u shaaciyey in la hakiyay doorashada saddex degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal gaar ahaan degmooyinka kala ah Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo.

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland TPEC ayaa sheegay in sababo la xiriira dhinac amniga awgeed loo hakiyey in doorasho ka dhacdo saddexdaas degmo.

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland TPEC ayaa intaas ku daray in doorashooyinka golaha degaanka ay maalinta Berri ah ka dhici doonaan dhamaan degmooyinka Puntland oo gaaraya ilaa 30 degmo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2023
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online