Madaxweynaha Dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Degmada Carmo ee Gobolka Bari.[Video]

May 23, 2023 - Written by Editor

Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Degmada Carmo ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa fagaare Kula hadlay Bulshada Degmada Carmo, wuxuuna uga mahadceliyay sida weyn ee ay usoo dhoweeyeen isaga iyo wafdigiisa, Madaxweynaha ayaa Bulshada ku baraarujiyey ka qeybgalka Doorashada iyo sidii ay codkooda ugu soo dooran lahaayeen Golahooda deegaanka.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
May 2023
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online