Baarlamaanka Puntland oo yeeshay Kalfadhigii 9-ee Golaha Wakiillada Puntland.
(July 2, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed