Madaxweynaha JFS kulan wadatashi ah ugu baaqay madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka
(July 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan ma
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Gen. Cali Nuur Cumar taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland
(July 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabweynaha Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland
(July 11, 2023)
INNAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle Naxariistii Jano haka waraabiyo Gen. Cali Nuur Cumar Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta dowladda Puntland oo Hindiya ku geeriyooday. Waxaan geerid