Acmaasha Bisha Muxaram Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah
(July 24, 2023)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro cusub oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlay "Acmaasha Bisha Muxaram "Hoos ka Daawo Muxaada
Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Puntland oo maanta dib u furmay.
(July 24, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku