Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed
(July 4, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha
Madaxweynaha Hirshabeelle booqday Xarunta Telefishinka Dowladda Hirshabeelle.
(July 4, 2023)
Jowhar:-Madaxweynaha oo kormeeray shaqooyinka muhiimka ah ee uu Telefishinka Dowladda u hayo Bulshada Soomaaliyeed ayaa mid mid u booqday qeybaha kala duwan ee Telefeshinka isagoo xusay in la xoojiyo