Madaxweynaha Puntland oo Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada

July 3, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooyinka todobaadka, Ansixinta Lix Xeer oo isugu jira kuwo wax ka bedel lagu sameeyay iyo Kuwa cusub.

Xeerarka uu Goluhu ansixiyey waxaa ay kala yihiin: –

1. Xeerka Maamulka Maaliyadda

2. Xeerka Maamulka Dakhliga

3. Xeerka Dakhliga Cashuuraha Berriga

4. Wax-ka-bedelka Xeerka Bangiga

5. Wax-ka-bedelka Xeerka Ilaalinta iyo Maareynta Deegaanka

6. Wax-ka-bedelka Xeerka Sahminta saamaynta deegaanka iyo Bulshada.

Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey Xeerarkan oo ay soo gudbiyeen Wasaaradaha ku shaqo leh, waxaana loo gudbinaya Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

—–DHAMMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online