Madaxweynaha Puntland shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah

July 30, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah ee dhameystay Waxbarashada Machadka tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa muujiyey in Dowladdu dadaal ku bixisay kor u qaadista aqoonta iyo xirfada Shaqaalaha si loo tayeeyo adeegyada ay Dowladdu u hayso Bulshada, wuxuuna Munaasabadda kadib Madaxweynuhu goobjoog ka noqday heshiis wada shaqeyn iyo horumarin, oo u dhexeeya Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Machadka Tababarada Shaqaalaha Kenya ee (KSG) oo ay wada shaqeyn leeyihiin machadka tababarada Shaqaalaha Dowladda Puntland.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

——DHAMMAAD—-

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online