Nadwa Cilmiyeedka 12aad ee ka socta Gaalkacyo oo gashay habeenkii 3aad (Masawiro)

July 22, 2023 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Nadwa Cilmiyeedka 12-aad ee ka socda Masjidka Ramadan Ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa gashay habeenkii 3aad.

Xalay waxaa Nadwada cilmiyeedka 12aad Muxaadarada ka jeediyay Sheekh Daahir Aw Cabdi xafidahulaah wuxuuna si qoto dheer uga hadlay Nadaamka xukunka islaaamka iyo muhimada iyo horumarka umada u leeyahay.

Nadwada waxaa soo qaban qaabilay Mu’asasada Dacwada Iyo Horumarinta Al Minhaaj. Alaha barakeeyo Aamiin.
Mu’asasada Dacwada Iyo Horumarinta Al Minhaaj Faraca Mudug
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online