Muxaadaraadkii Nadwo cilmiyeed xalay Masjidka Abubakar Al Sadiiq Nairobi (Masawiro+Video)

July 21, 2023 - Written by Editor

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo kusaabsan burburka dhanka akhlaaqda iyo qiyamka Reer Galbeedka iyo sida Islaamka u ilaashay Akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsan nadwada ayaa waxay si xabsami leh xalay uga bilaabatay masjdika Abu Bakar Al Sadiiq Ee Nairobi ee ku yaal xaafada Islii waxaana nadwada ka qeyb galay culumada kala ah

1. Sheekh Dr Maxamuud Shible
2-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
3-Sheekh Abdulqaadir Boobe

Hoos ka Daawo Muxaadaradii 1aad ee uu xalay jeediyeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Abdulqaadir Boobe

Waa Maxay Gander Sheekh Maxamed Cabdi Umal Hoos ka Daawo

Nadwo Nairobi Waalidiinta qurbaha maxaa lagudboon Sheekh Abdiqadir Boobe

Musasada Al Ixsaan iyo Salaf Media
Nairobi

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online