Nadwo Cilmiyeedka 12aad ee ka socota Gaalkacyo oo gashay habeen 2aad.(Masawiro+Video)

July 20, 2023 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Kulan cilmiyeedka 12aad ee ka socota magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa gashay habeenkeedii 2aad waxaana caawa muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamed Macalin Axmed waxaana uu ka hadlay Sheekha mawduuc aad loogu baahanaa “Hababka Maalgalinta Bangiyada Islaamka”

Culumada kala ah Sheekh Daahir Aw Cabdi iyo Sheekh Axmed Daahir ayaa ka jawaabay su,aalo ay weydiiyey dadweynihii ka soo qeyb galay nadwada .

Hoos Ka Daawo muxaadaradii caawa uu ka jeediyey Nadwo cilmiyeedka 12aad ee ka socota magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Sheekh Maxamed Macalin Axmed.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online