Noocyada Beeca Xaaraanta Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax Cali (Daawo)

July 23, 2023 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Muhiim ah oo uu jeediyey Sheekh Dr Cabdinur Faarax Cali wuxuuna Sheekha Muxaadarada ka jeediyey Masjidka Madiina ee xaafada Buulo-Xuubey ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax Cali ayaa waxaa uu cinwaanka Muxaadaradiisa uga dhigay Noocyada Beeca Xaaraanta waxayna ka kooban tahay muxaadaradiisa 2 qeybood

Hoos ka Daawo Muxaadarada Noocyada Beeca Xaaraanta ee Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax uu ka Jeediyey Masjidka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Muxaadarada Noocyada Beeca Xaaraanta ee Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax Qeybta 1aad .
Muxaadarada Noocyada Beeca Xaaraanta ee Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax Qeybta 2aad.

Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online