Ciidanka Booliska Puntland oo qabtay xubin ka tirsan ISIS/Daacish
(September 27, 2023)
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawl-gal ay fulliyeen ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan Ahmed Huseen Ibraahim oo ka tirsan Kooxda Argagixisada ee ISIS/Daacish, Hawl-galka oo laga fuliyey Gobolka B
Madaxweynaha JFS oo la kulmay wafdi ka socda dalka Turkiya.
(September 25, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo ka warbixiyey howl gal ay ciidanku ka fuliyeen Garoowe
(September 24, 2023)
Garoowe:-Taliyaha qaybta booliska Gobolka Nugaal G\sare Maxamed Cali Marduuf ayaa ka warbixiyey hawl-galo ay ciidanka Booliska Nugaal ka samayeen Caasimada Garowe. M_M_Deeq Halgan.net
Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray qoysaska iyo ehellada ku geeriyooday qaraxii
(September 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxii arxan-laaweyaasha
Wasaaradda Arrimaha Gudaha DGL oo dhistay Golyaasha deegaanka 19 degmo
(September 24, 2023)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay u hambalyeynaysaa Goleyaasha Deegaanka 19 Degmo ee la dhisay, kuwaas oo yeeshay maamulkii Degmada hogaamin
Raisulwasaaraha JFS oo tacsi u diray shacabka magaalada Baladweyne
(September 23, 2023)
Muqdisho:-Waxaan ka tacsiyeynayaa shacabka Soomaaliyeed ee sida naxariis darrada ah Khawaarijtu ugu laysay magaalada Beledweyne maanta. Qaraxa Beledweyne waa fal argagixiso oo fuleynimo ah oo Khaw
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir Guddoomiyey shirkii Golaha wasiirada
(September 21, 2023)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Goâ
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo Maxkamada lagu soo taagay Magaalada Gaalkacyo.[Video]
(September 21, 2023)
Gaalkacayo: Maxkamad ciidanka ciidamada iyo denbiyada culus ee dowladda Puntland ayaa dhegaysatay dacwada 3 nin oo ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab ayna dilal qorshaynsan ka geyste
Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo goor dhow gaadhay Magaaladda Dhuusamareeb
(September 21, 2023)
Dhuusamareeb:-Wafdi heer sare ah oo ay hoggaaminayaan Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Barlamanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay wehliyaa
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga Dalka iyo Taliyaha ciidanka Lugta
(September 18, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka

Next Page »