Saboolnimo Hoggaamineed W/Q Taliyahii Hore ee Nabadsugida DFS Fahad Yaasiin Xaji Daahir
(November 22, 2023)
Qadar:-Hodantinnimo waa fiinta ugu saraysa ee hanaqaadka qofeed iyo kan qaran labadaba. Bulshaduna waxay baraare ku naalootaa kolkuu bislaado garaad wadareedkeeda. Haddiise uu kala dhantaalmo hanka u
Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi oo shirgudoomiyey shirka Golaha Wasiirada
(November 16, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todoba
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada
(November 16, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
(November 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hoggaaminayso.
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Shirka iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika
(November 10, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowq
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad
(November 5, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo
Puntland oo diiday Qoraalkii qaar ka mid ah Isimada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah. Shacabka iyo
Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo go,aan ka soo saaray doorashada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Qaar ka mid ah isimada Puntland ayaa go,aan ka soo saaray qaabka doorashada Puntland oo uu ka taagnaa khilaafka aas u dhexeeya siyaasiyiinta mucaaradka iyo Xukuumada Puntland . Isimadu w
Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, Ansixinta Wax-ka-bedelka Xeerka D

« Previous Page