Madaxweynaha Puntland Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Axmed Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlmanka oo heshiiyey
(December 18, 2023)
Garoowe:-Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda
Ciidamada DFS oo si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada.
(December 17, 2023)
Muqdisho:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amn
Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay deyn cafinta Soomaaliya.
(December 13, 2023)
Qadar:-"Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee ku aaddan dhammeystirka halganka deyn cafinta Soomaaliya oo maanta uu qiray Sanduuqa Lacagta Adduunka (IM
Soomaaliya oo ku guuleystay in daynta laga cafiyo
(December 13, 2023)
Muqdisho:-Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafint
Madaxweynaha JFS oo Xasan Sheekh Maxamuud xarunta QM ku gudoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya
(December 12, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujiyey muh
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Ansixinta Xildhibaannada Baarlamanka Puntland.
(December 12, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 67 ee 12-da December 2023 kuna saabsan Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha W
Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland oo laashay muddo kororsiga Golaha wakiilada Puntland.
(December 10, 2023)
Garoowe:.-Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa gebi ahaanba laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano ah iyaga oo raacaya Go,aankii xal raadinta khilaafka
Madaxweynaha Puntland oo lifaaqa doorashada u diray Golaha baarlamaanka
(December 8, 2023)
Garoowe:-Xeer Madaxweyne Lr 121 ee December 02 2004 iyo xeer Madaxweyne Lr 112 ee November 09 2008, xeer Madaxweyne 153 November 2013 iyo Xeer Madaxweyne Lr 189. November 2018, oo dhamaantood ku saab
Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta
(December 2, 2023)
Muqdisho:-Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga.Xildhibaannada qaar ayaa hor ista
Madaxweynaha Puntland Xisbiyada siyaasada Puntland oo baaq soo saaray
(December 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dha

« Previous PageNext Page »