Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Cuntada Adduunka ee (WFP).[Video]

February 15, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Cuntada Adduunka ee (WFP) oo uu hoggaaminayo Madaxa WFP ee Soomaaliya El-Khidir Dalli.

Kulamada ayaa looga hadlay Mashaariicda hay’adda WFP ka wado Puntland iyo sidii loo sii horumarin lahaa iyadoo lagu saleynayo qorshaha Dowladda ee arrimaha Mashaariicda iyo horumarinta Puntland.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
February 2024
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
26272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online