Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ”Waa naga go’an tahay illaalinta Midnimada Soomaaliyeed.[Video]
(April 10, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mira Awaare Salaada Ciidul-fitriga kula tukaday Shacabka Caa
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Amiir Maxamed Binu Salmaan.
(April 6, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay Dh
Puntland oo ka jawaabtay go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe.[Dhagayso]
(April 5, 2024)
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa lagu yiri “Go'aankii ka soo baxay magaalada Muqdisho 4ta Bisha April 2024, ma ahayn mid loogu danaynayey maslaxada umadda Soomaaliyeed ee waxa uu
Qaraarka Golaha Wasiirada ee ku aaddan habdhaqanka gurracan iyo faragelinta qaawan ee dawladda itoobiya.[Video]
(April 5, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxaa ay ka soo soo saareen Qaraar lagu xirayo Qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay Garoowe iyo Hargeysa i
Golaha Wasiirada DFS oo yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa.
(April 4, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’a
Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis dhinacyo badan taabanaya kala saxiixday.
(April 3, 2024)
Garoowe:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arga, ayaa magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyay wafdi wasiirro ah oo uu horkacayo Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxa
Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland oo daahfurey dhismaha waddada Birtadheer iyo Xaar-xaar .
(April 3, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-ti

« Previous Page