Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug waxaan soo saarnay amaro lagu xaqiijinayo nabadgelyada Gaalkacyo.[Dhagayso]
August 15, 2016 - Written by EditorGaalkacyo:-Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in amaro ay ku soo saareen dhalinyaro wareejina Alaabo iyo weliba shaqaalaha ka shaqeeya Hoteeladda ku yaal magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon ayaa sheegay in ciidanka amaanka la siiyey amaro ku saabsan in ay sugaan amaanka si loo ilaaliyo xaqiijinta nabadgelyada.
Hoos ka Dhagayso Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon
M_M_Deeq
Halgan.net