Dowro Dhowrsanaanta Sh Maxamed Cabdi Umal Sh Mowliid Dr. Abdiwali (Daawo)
November 15, 2017 - Written by EditorWaxaan idiin soo gudbineynaa dowro ay culumada Soomaaliyeed ay ku qabteen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaa Masjidka Al-Hidaaya waxaana dowrada loogu magac daray Dhowrsanaanta .
Dowrada ayaa waxaa ka soo qeyb galay oo duruus kala duwan ka bixiyey .
1-Sh Maxamed Cabdi Umal
2-Sh Mowliid
3-Sh Dr Cabdi weli
Dowradan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Mu,asasada Al-ixsaan Hoos ka Daawo Dowrada Dhowrsanaanta Sh Maxamed Cabdi Umal Sh Mowliid Dr. Abdiwali.
.
Mu,asasada Al-ixsaan
Nairobi
Kenya