Halgan.net oo shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.
June 14, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeynayaan Munaasabada Ciidul Fidriga waxaana alle dhamaanteen ka baryeynaa in uu naga aqbalo acmnaashii aan soo gudanahy bisha Ramaadaan .
Maamulka iyo dhamaan Shaqaalaha Halgan.net waxay shacabka Soomaaliyeed ee muslinka ah ay la qeybsaneysaa Farxada Ciidul Fidriga waxaana alle uga baryeynaa in uu ka dulqaado dhibka ay ku hayaan cadowga umada Soomaaliyeed ee u diidan nabada iyo horumrka.kana saaro ciidamada Shisheeye ee dalka dhibkiisa qeybta ka ah .
Waxaan Sidoo kale alle uga baryeynaa Umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah in alle uu Mideeyo quluubtoodana alle isku soo jeediyo wixii codaw u ahna uu ka qabto gaar ahaaan kuwa magaca diineed ku dhameeyey umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah. Aaaamiin
Maamulka Halgan.net