فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal habeenkii 1aad(Daawo)

July 8, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii koowaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah waana muxaadaradii koowaad oo uu Sheekhu cinwaan uga dhigay  فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii koowaad Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة
Halgan.net

Nairobi

5 Comments so far

Leave a comment

  1. Jzk khairan Ustaad Sh.Umal. Sheikh Umal wuxuu waqtigiisa iyo maalkiisaba u bixiyay Ilaahey dartiisa. Cilmigiisa iyo Cimrigiisaba Allaah barakeeyo. Anagana kuwii ku intifaaca Allah naga dhigo amiin.

  2. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    بارك الله فيك ايهاالشيخ وجزاك الله عنا كل خيرا
    Ilaahayoow xaqa na tus…

    Adigaa siiya xukunka qofkaad rabtid sidoo kalana ka qaada ee inaga dhig kuwii xukunkaaga ka raali noqda.

  3. ilaah baa mahad leh sh umal waa shiekh jira lama xaqirikaro waa bini aadam waa qaldami karaa lakiin waxaan ku jec lahay cilmi ayaa ilahay ku manaystay 4ta cajalood waa cajalado aad u qayma badan qofkii caqli leh ayaa ka faidaysanaya ee yaan la xaqirin shiekh khawariij in laga hadlo way fiicnay arimo badan ayuu ii ifiyey oo aan iska ilaalinayo.
    halgan aad ayaad u mahadsantihiin.

  4. Masha,Allah waa muxadaroyin qiimo badan o sheekha uu noogu ifiyay wax yaalo badan. Jazaahullahu Khyran

  5. waa muxaadaro aad uqiimo badan

Leave a comment

*