Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Boorma oo gaaray meeshii ugu sareysay

July 16, 2012 - Written by

Burma:-Muslimiinta ku nool dalka Burma ayaa waxaa lagu hayaa xasuuq iyo isir naceyb aad u baahsan waxaana wararka ugu danbeeyey ee laga helayo hay,adaha gaalada ee sheegta in ay ilaaliyaan xaquuqada biniaadamka ay soo sheegayaan in ilaa haatan la xasuuqay muslimiin gaaraya ilaa 20,000 oo isigu jira waayeel caruur iyo dhalinyaro Muslimiin ah.

Dowlada Burma iyo shacbkeeda heysta diinta Budiistaha ayaa xasuuq iyo dhibaato xooggan ku haya walaalaheen Muslimiinta ah oo aan heysan cid u maciinta iyo dowlad u gargaarta .

Dhamaan dadka Muslinka ah waxaa laga codsanayaa in ay ku soo kaalmeeyaan Muslimiinta dalka Burma ducada waxaana alle uga baryeynaa in uu ka dulqaado dhibaatada .

Mawirada laga soo qaaday Muslimiinta sida xun loo laayey ma aha kuwa uu qalbiga siin karo qofkasta oo iimaan leh

Halkan ka daawo Xasuuqa Muslimiita Borma loo geystay xasbunalaah wanicmal wakiil .

Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Subaxanallah
    Waa wax laga naxo umadas islaamka ah ee kooxaha buudiga ah goomadayaan
    dalalki islamka iyo carabtana ay daawanayaan

    Islaanimadi meedahay???

    allow adaa gargaare ah ee u gargaar
    Ya allah
    Cajil farajkaga

Leave a comment

*