Xaqa uu nagu leeyahay Nabigeenii Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaato Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)

September 14, 2012 - Written by

Denmark:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey dhowr sano ka hor Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah wuxuuna muxaadara uga hadlay Xaqa Nabigeena Maxamed nabadgalyo korkiisa ha haato
wuxuuna Sheekha si waafi ah uga hadlay jecaylka iyo xaquuqda uu nagu leeyahay Nabigeena Maxamed NNKH.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah waxaana isku dubarida duubista iyo faafinta Muxaadara walaalaheen www.addacwah.com

[audio:http://cilmi.net//mp3/muxaadaro/Sh_Cabdiraxmaan_Abyad//Xubu Rasuul .mp3] ama halkan MP3

A/Cawale
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. waan idinkaga mahad celiyay Soo gudbinta muxaadaro difaaca rasuulka marka walaal si websityada somalida u qataan muxaadarada usameeya Qayb qaadasho ama galiya Youtube si sahal u Noqoto

  2. Asc, sheekh abyad iyo Walalaha Halgan Ilahay dartii baan u jeclahay, shaacirkii carbeed wuxuu yiri: waqad yajmacu allahu shatayni bacdamaa*** yazunaani kula zani alaa talaaqiyaaa!.

Leave a comment

*