Xarunta Baarlamaanka DFS oo Al-shabaab ay weerareen[Daawo]
May 24, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa saaka xubno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen xarunta golaha Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaalya xili gudaha xarunta ay ku sugnaayeen Xildhibaanadu. Weerarka ayaa waxaa uu markii hore uu ku bilaabmay qaraxyo is xigxigay ka dibna waxaa xigay rasaas fara badan oo ay is dhaafsanayeen ciidanka ilaalada ka ahaa Xarunta Golaha shacabka iyo xubnigii ka tirsanaa Al-shabaab ee weerarka ku soo qaaday Golaha Baarlamaanka.
Hoos ka Daawo qaabka uu u dhacay weerarka xarunta golaha Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya
A/cawaale
Halgan.net