Maxaa cusub maanta ?

(May 28, 2013)
Nairobi:-Sh. Xasaan Xuseen oo ka mid wadaada taageera Al-shabaab iyo Al-Qaacida ee ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in la dilo hor-joogayaasha ka cabanaya Amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi

(May 13, 2013)
Hargeysa:-Waxaa lagu qabtay Masjidka Salaama ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soamliland Nadwo cilmiyeed ciwaankeedu uu ahaa ولا تقتلوا أنفسكم )) waxaana nadwada isku soo d

(April 14, 2013)
Finland:-Waxaa magaalada Finland socdaal ku gaaray maalmo ka hor socdaal dacwadeed Sh Maxamed Idirs iyo Sheekh.Maxamed Cabdi Umal waxaan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u jeediyeen muxaadaraad iyo towji

(March 22, 2013)
Hargeysa:-Waxaa wili ka socda magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Al-Nuur Nadwo cilmiyeed ay ka qeyb galayeen culumada ku sugan S/land waxaana Nadwada loogu magacdaray التحذير من ال Sh.Umal oo kalimad wacdi ah ka jeediyey Masjidka Al-Firdow ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(March 14, 2013)
Nairobi:-Waxaa caawa kalimada kooban oo wacdi ah oo qiimo badan ka jeediyey salaadii cishe ka dib Masjidka Al-Firdow ee xaafada islii Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku noo

(March 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay Bam gacmeed lagu weeraray Masjidka Rowda ee magalada Boosaaso xili ay ka socotay Nadwo cilmiyeed diini ah oo ay jeedinayeen culimo kale duwan ,duruusta nadwada ka baxaysay ayaa w

(March 5, 2013)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa maanta mar kale ka hadlay in hadaf ka dhigashada Culimada ay tahay fitnada ugu daran ee dalka soo martay.Sh. Umal oo Jimcadii hore bilaabay khudbo uu uga hadl

(February 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab waxaana ka soo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kooban qaybaha kale duwan ee bulshada. Dadwey

(February 20, 2013)
Odense:-Waxaa loogu bishaaraynayaa dhalinyarad Soomaaliyeed ee degan dalka Denmarka in la qaban doono dowradii 4aad ee dhalinyarad Soomaaliyeed loo qaban jiray waxaan ka soo qayb gali doona culimo a Tafsiirka Suuratu Al-Baqara ayadah 92 ilaa 105 Sh. Dr. Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(February 18, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|