Su.aalo iyo Jawaabo Sh Umal iyo Sh Maxamed Idirs ee Finland.[Video+ Audio ]

April 14, 2013 - Written by Editor

finlandFinland:-Waxaa magaalada Finland socdaal ku gaaray maalmo ka hor socdaal dacwadeed Sh Maxamed Idirs iyo Sheekh.Maxamed Cabdi Umal waxaan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u jeediyeen muxaadaraad iyo towjiihaad ay dadweynaha Soomaaliyeed ay aad uga faa’iidaysteen. Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa jeediyey muxaadaro uu ugu magacdaray Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxa ahaa ? Halka Sh. Maxamed Idirs uu jeediyey  isla muxaadaradaas uu qayb ka mid ah , ka dibna waxaa 2-da Sheekh la wiidiiyey su,aalo dhowr ah oo ay uga jawaabeen dadweynihii Soomaaliyeed ee soo xaadiray dhagaysiga muxaadarada.

Muxaadarada 2-da Sheekh oo Video ah ayaan qaybtii 1aad iyo tii 2aad  idiin soo gubinay balse walaalaha qaar ayaa naga codsaday in Mp3 ahaa loo soo geliyo muxaadarada si dad badan ay uga faa’iidaystaan ama ugu shubtaan teleefanada iyo aalaadka kale .

Hoos ka Daawo Su,aalo iyo jawaabo ka dib Muxaadaradii Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxda ah Sh Umal Iyo Sh Maxamed Idirs ?

Hoos ka Dhagayso Su’aalo iyo jawaabo ka dib Muxaadaradii Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxda ah Sh Umal Iyo Sh Maxamed Idirs ?

[audio:https://halgan.net/Mp3/Sheekh_Umal_Idirs.mp3] ama Halkaan Mp3

Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Weligay saas ayaan u fahansanaa aloow idin dhoowr

  2. Aloow idin dhoowr waa geesiyaal

  3. maashaa alaah alow xafid culumada

Leave a comment

*