Maxaa cusub maanta ?
Sh Shible oo ka hadlay been abuurkii laga ka faafisay Sheekh Shariif CabdiNuur.[Dhagayso](August 31, 2012)
Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta uu khudbadii Jimce uga hadlay Fatwo la sheegay in uu leeyahay Sheekh Sharii

(August 31, 2012)
Makkah:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa caawa la soo xiriiray Maxamed Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo ah wiil uu dhalay Sh. Shariif Cabdi Nuur ilaahay ha caafiyeen kaas oo Mareegta Somalimemo.ne Kalsooni Intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Xasaan Xuseen ka soo guuriyo Culumada Q/2aad
(August 28, 2012)
Nairobi:-Waa qormadeenii labaad ee aan uga hadlayney hadalada Sheekh Xassaan Xuseen{" هداه الله وإيانا uu kasoo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray, amaanadii Cilmiga ahayd

(August 26, 2012)
AL-shabaab waa urur hubaysan oo kahanaqaaday Soomaaliya hasa ahaatee waxa uu uga duwanyahay jabhadihii hubaysnaa ee Soomaaliya kajiray waxyaabo aad ufarabadan waxaase ugu muhiimsan in ay had iyo jeer

(August 21, 2012)
Allahu Akbar walilahi Xamd. Waxaa maanta oo axada 1/10/1433 kuna began 8/19/2012 si heer sare ah looga ciiday Ciidii Fidriga) magaalada Columbus, Ohio ee cariga Maraykanka. Laga bilaabo markii Salaadd

(August 15, 2012)
Sh Maxamed Umal, ayaa ka hadlay Dastuurka Soomaaliya, Al-Shabaab iyo Marxaladda kala guurka ah. Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda voa-da, ayaa sheegay in Marxaladda dalk

(August 8, 2012)
Qardho:-Xaflad Lagu qabtay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Qardho ayaa arday tiradoodu gaareyso 26 ardey oo ka kala socda 13 dugsi quraan oo ku yaala magaalada Qardho lagu gudoonsiiyey hadiya

(July 26, 2012)
Qardho:-Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culumada ugu waaweyn dalka Soomaaliya halgan dheer na u soo galay fidinta dacwada ayaa caawa wacdi qiimo iyo qiiro leh ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadh

(July 12, 2012)
Tababar Lagu tabarayo Maamulayaasha Macaahida Culuunta Shareecada Islaamka ayaa ka furmey Masjidka Al-huda ee Garoowe, Furitaanka tababarkaasi ayaa waxaa ka soo qaybagalay maamulka dalada Macaahida Sh

(July 9, 2012)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa caawa galay muxaadaradii 4aad ee u danbaysay muxaadaradaad xiriir ah oo uu sheekhu kaga hadlayey tilmaamaha lagu garan karo kooxda Khawaarijta iyo tilmaam
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|