Kalsooni Intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Xasaan Xuseen ka soo guuriyo Culumada Q/2aad
August 28, 2012 - Written by
Nairobi:-Waa qormadeenii labaad ee aan uga hadlayney hadalada Sheekh Xassaan Xuseen{” هداه الله وإيانا uu kasoo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray, amaanadii Cilmiga ahaydna uusan ugudan siday ahayd.Waxaan qormadeenii koowaad kusoo qaadanay hadalkii uu kasoo guuriyay { إمام الحرمين أبو المعالي الجويني } waxaan soo tilmaanay sida Sh Xassaan usoo guuriyay warkaas iyo sidii saxda ahayd.
Waxaan qormadeena labaad ee maanta kusoo qaadan doonaa insha-Allaah labo hadal uu kasoo guuriyay Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray .
W/Q Xudeyfa Raage
Halgan.net

.gif)

