Warar
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.[Video](March 17, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay' Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo ansixiyey Golaha wasiirada cusub ee dowladda Puntland.[Video]
(March 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta horgeeyay Golaha Wakiillada Ra’iisu Wasaaraha XFS kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF)
(March 11, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cim Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo magacaabay guddiga xilwareejinta Golaha wasiirada
(March 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa wareegto sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada Puntland. Waxaa loo mag Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha cusub.[Video]
(March 9, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa waxaa uu magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha Cusub , waxaa warbaahinta u akhriyey Af-hayeenka Ahna Agaasi Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Munaasabadd Qalinjabin
(March 9, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galaya Munaasabadda Qalinjabinta Dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. A/cawaleHalgan.net Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga
(March 1, 2024)
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaal Golaha Wasiirada Puntland oo caawa lagu dhawaaqay
(February 28, 2024)
Garoowe:-Magacaabista Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland 2024-2029, waxaa Warbaahinta u akhriyey Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac Da Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Nairobi
(February 28, 2024)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobe Madaxweynaha JFS oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka.[Video]
(February 21, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo ho
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|