فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo sii socon doonta

July 7, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal  ayaa  maalinta birito ah sii wadi doona muxaadaradii taxanaha ahay oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu cinwaan uga dhiga (فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة) Fikirka Khawaarijta iyo raadka uu ku leeyahay kooxaha hada jooga.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa labadii Habeen ee la soo dhaafay si faahfaahan uga hadlay Taariikhda Khawaarijta iyo tilmaamahooda Birito waxaa ay bilaabaneysaa Muxaadarada 17:UK hadii alle idmo.

Waxaad si Live ah uga dhageysan karaa ,Radio Halgan iyo qolka Somali Islamic Taqwa Network.

Hoos ka Dhageyso Radio Halgan Live.(فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة) Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Radio Halgan Live

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir masjidka Abu bakar Sadiiq ee Nairobi Halgan.net Nairobi

9 comments on “فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo sii socon doonta

  1. cadnaan on said:

    Ilaahay ha idin barakeeyo walaalaha reer halgan,magacaas waad ku sifowdeen, dacwada halgan ballaaran ayaad ugu jirtaan, walaalaha muslimiintuna aad ayay uga faaiideysteen dedaalkiina, aakhiro addunba alle ha idin liibaano idinka iyo culimada hadh iyo habeen usoo jeeda xaqqa caddeyntiisa.

    Intaas dabadeed walaalayaal waxaan idinka codsaneynaa inaydaan kaliya muxaadaraadka ama duruusta ku deynein “Radio Halgan Live” ee aad muxaadarada usoo gelisaan sidii hore ee aad mp3ga ka dhigeyseen, maxaa yeelay cillad badan ayaa naga gasha qaabka Radio Halgan ee aad Live ahaan ugu talagasheen, Midda kale muxaadaraadka walaalaha qaar ayaa duubta oo muslimiinta kale sii gaarsiiya, marka jazaakumullaahu kheyran taas tixgeliya…

  2. cabdi on said:

    asc walaalayaal soo galiya muxaadarada oo duuban qeeybta labaad

  3. abubaz al soomaali on said:

    masha alaah alle ha xifdiyo sheekhul umah allena ha ka ajarsiiyo muxaadarada qiimada badan

  4. hilowle on said:

    SAAXIIBAYAALOW KHAYR BADAN ILAAH HADIN SIIYO EE NOO SOOGALIYA MUXAADARADA LABAAD

  5. hilowle on said:

    CABDI BAAN KU RAACSANAHAY OO RADIYAHA KARI WAYNAY SASABTA MA NAQAANO LAKIIN MARKA SIDII HORE AAD U SOO GALISAAN AAD AYAAD OOGA FAAIIDAYSAN JIRNAY/ MARKA NOO SOO GALIYA

  6. ahmed on said:

    asc ikhwani waa ku mahadsantihiin dadaalka aad diinta iyo ehelkeeda ugu jirtaan jazakumullaahu khayr,. intaa ka dib waxa diinka codsanaynaa inaad muxaadarada noo soo gudbisaan sidii aad markii hore yeelijirteen dadbadan yaan awoodin sida live ka ah jzkmullaahu khayran.

  7. Axmad on said:

    Jazakallah Ihkwaanii, Muxaadaradii labaad ee Sheekh Umal maanaan dhegeysan fadlan mp3 ahaan u bedela oo fadlan hada noosoo geliya.
    Waad mahadsantihiin halgamayaasha dacwada.

  8. c\qadir xirsi jama on said:

    lama d hagahsyn karo muxaadarooyinka radiyahan ma shaqaneeya ee soo galiyey sidii muxaaradii iaad

  9. xasan daahir on said:

    dhamaan culimada soomaaliyeed waan u ducaynaynaa waxaan leeyahay alla haka abaal mariyo khayrka ay dadka barayaan waxaan leeyaay ilaahay miisaan ka xasanaadka ha idinku daro aamin aamin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online