Ka qayb qaado dhismaha Mac-hadka Ibnu Kathiir ee magaalada Ceerigaabo[Daawo Video-ga]

July 22, 2012 - Written by

Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel in ay ka qayb qaataan dhismaha Machad ka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo oo ah Machad lagu barto shareecada Islaamka oo bulshada ku nool Gobolka Sanaag iyo gobolada ku xeeran ay ka faa’iidaystaan iyagoo ku dhigta Lacag la’aan.

no images were found

Machadka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa dhigta arday gaaraysa ilaa 700 oo arday oo iskugu jira rag iyo dumar Machadka ayaa waxaa la aasaasay 2009-kii ,Machadka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa lagu qabtay xaflad ku saabsan arday ka qalin jabisay Machadka waxaan xafladaas ka soo qayb galay, culimada kala ah Sheekh Maxamed Macalin, Sheekh Axmed Daahir , Sheekh Maxamed Cumar dirir, Sheekh Faysal , Dr shiine iyo ducaad iyo culimo kale.

Qofkii raba  inuu ka qayb qaato Machadka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo fadlan la xiriir

Tel.0025224203404 ama Golis Tel 002552-90729400,sidoo kale Account Machadka Ibnu Khathir  hoos ka eeg

Sahal Account 415820, Zaad account  405515

Hoos ka Daawo Xaflada qalinjabinta ee lagu qabtay Machadka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo


Mac-hadka Ibnu Kathiir
ee magaalada Ceerigaabo

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online