Taariikhda iyo Tilmaamaha Khawaarijta Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadaradii 1aaad (Dhageyso)

July 5, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro ka bilaabay Masjidka weyn ee Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa (فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في طوائف المعاصرة) Fikirka Khawaarijta iyo raadka uu ku leeyahay kooxaha hada jooga. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu si kooban uga hadlay taariikhda Firqada Khawaarijta ee lunsan iyo qaabkii ay ku bilaabatay .

Masjidka Abu bakar Sadiiq ayaa caawa aad loo soo buuxdhaafshay waxaana ay dadweynaha ay aad ugu dhagraaricinayeen muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ahayd muxaadaro aad loo xiiseynayey lana wada sugayey.

Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sii socon doonta habeen danbe waxaana caawa si Live ah muxaadarada looga dhageysanayey Radio Halgan Live iyo Qolka  Somali Islamic Taqwa Network ee aalada Paltalka.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii 1aad Tilmaamaha Khawaarijta iyo Taariikhdooda Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama Halkan ka rogo MP3

Halgan.net
Nairobi

11 Comments so far

Leave a comment

  1. Asc

    Sheekheena Aloow ku xifdi kuna dhowr Alaah maashaad joogto hakugu xifdiyo naha kugu karaameeyo, waan jeclahay allaah dartiis ayaan u jeclahay waxaan kaloo ku jeclahay siduu xaqa iyo baadilka u kala cadeeyo.

  2. Kuwii wax weleeya Alaaha naga yeelo qofwalabaa calamadaahaas ha iska fiiriyo naftana yaan laga been laga sheegin ee qofwalbaa ha is jiro sheekh alaa inoo soo diray ee aan ka faaiideysano

  3. Sheikha iyo walaalaha noosoo gudbiyay allaha xifdiyo waxaan leeyahay dadow culimada kafaiideystta

  4. ilaahay ajar iyo xasanaad aan lakoobikarin hasiiyo sheekh umal aamiin ,runtii macluumaadkii aan kahaystay khawaarijta ayaa yaqiin iiga korortay waana firqo khatar ah oo HADAAMO AH siduu sheekheenu carabka ugu dhuftay waxyaalaha lagu cilaajiyana waa laba arin tankoowaad waa xiwaar lalagalo afraadeeda ama saanookale umadda loogu bayaaniyo tanlabaadna waa mid ubaahan ulul amar ama dawlada inay xoog iyo birta laga aslo inay kooxahaan qaeda iyo atbaacdooda yihiin khawaarij khaalisa iyo inkale culumada rabaaniyiintay utaalaa arintaan lakiin fikirkaas hada saaxada yaala waadba aragtaan inuu yahay waxaan lamahdin

  5. Masha alaah muxadara wanaagsan sheekha alaha xafido

  6. As/ wb/ aadbaanrheekhena ugu macad calinayaa ilaahay hakadhow sharul insi waljini aadbaan uga faaidaysanay walaaha halgan waad mahad santihiin waxaan idiinku abaal gudno garan mayno khayr allah hadinsiiyo allana cadowgiina iyo kan culimada indhaha hakarido una samra codadka la idinka xado iyo xagudubka w.w.w

  7. ALLAHU AKBAR. Rer Nairobi Nasiib badna wayo waxay fursad uheleen in SHEEKHA CALIMKA ah ay kafaidheestaan muxaadharaadka uu jeedhinayo iyaga oo ujeedha. Waxan aad ugu faraxsanahay muxadharadha waxan ALLAH weeydiisaneeyna in SHEEKHA u kailaalsho wax kasta oo dib ah.

  8. Asc wr wb Aamiin inta sheikha u ducaysay rabi sidaad culumada u jeceshihiin ha i diin jeclaado runtii Sh Umal waa Sh rabi isugu daray cilmi iyo caqli waxaan lee yahay rabi cadow gaalo iyo islaam sheegta oo lunsanba haka ilaaliyo aamiin yaa allaah.

  9. mushkilada jirta dhab ahaantii waxaa weeye culimadii soomaaliyeed oo dadkii nin aqoon leh iyo nin jaahila iyo nin arday ah oo xiiso kujirto dhamaantood isku si ula wada hadlaya sidoo kale haduu qalad jiro oo ay qolo khaldanto loo sixi maayo si naseexo iyo soo jiidasho kujirta ee waxaa loo saxayaa action ama ficil kaasoo sii fogaynaya ninka ladhaliilsan yahay walawba sax ha ahaato erayada la oranayee mararka qaarna qaabka qofkaas qaldan loo radinayo aysanba sax ahayn ………… ilaahay baa soomaali umaqan culimadeeduna ilaahay ha isu duwo dhibka soomaaliya maanta kajirta maalin bay xalkeeda rasmigaa gacanta usoo gashay maalintaasna way kala dhantaaleen umadii soomaaliyeed danbigeedana qayb wayn bay maanta kuleeyihiin laakin maanta maalin aan ahayn bay soomaali ogaan hadii ale idmo ….

  10. jaskalah shiikh umul runtii wad qeexday khawaarij imka wakhtigoodiba wa dhamaday illah hanaga qabto kuwas khayrlawayaalweyan diin na waxay ka ogyihinmalaha waxanse kayabanahya sabbata shiikh xasaan xuseen oo ah calim khayr badana uu ila imka ugu fatwoodo khawaarijta shiikh xasaan allah ka cabso oo culimadad haka dhexbixin

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online