Baarlamaanka DFS oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho

September 24, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa maanta kulan isigu yimid baarlamaanka DFS waxaana shir guddoominayay Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaana kulankii maanta looga hadlay arimo ay ka mid yihiin amaanka magaalada Muqdisho .Kulanka maanta ayaa waxaa soo xaadiray in ka badan xildhibaano gaaraya 200 xildhibaan.

Kulanka Baarlamaanka DFS ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay  soo dhisida guddi hoosaad mudo  14-maalmood gudahood guddigaas oo noqon doona guddi  hoosaadyada baarlamaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya.

Kulanka Baarlamaanka DFS ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaariyey labada xildhibaan waxaana looga hadlay sidoo kale in xildhibaanada DFS ay joojiyaan maqnaanshaha iyo fasaxyada tirada badan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online