Sh Xassan Daahir Aweys oo sheegay in dilka Sh.Dr Axmed Xaaji iyo Sh Cabdulqaadir Nuur uu ku fooraro Ururka Al-shabaab.[Dhageyso]
(February 17, 2013)
Baraawe:-Sh.Xassan Daahir Aweys ayaa xalay xiriir la soo sameeyey Shabakada Wararka Halgan.net waxaan uu ka  hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana uu falkaas k
Culimada magaalada Ceerigaabo oo ka tacsiyeeyey dilkii loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.
(February 17, 2013)
Anagoo ah Culimada ku sugan Magaalada Ceerigaabo waxaan tacsi u diraynaa heladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaah ha u naxariistee  Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo magaalada Garoowe ay ku dileen da
Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo ka tacsiyeysay dilka Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Sudan:-Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan iyo weliba Raabidadu Waxay uga tacsiyaynaysaa  Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dacwada iyo dhammaan eheladii iyo qaraabadii  Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, d
Ururka Xisbul Islaam oo ka tacsiyeeyey dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Allaha u naxariisto Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax oo ka mid ahaay Ducaada, aqoonyahanada iyo Culumada Soomaaliyeed oo jimcihii oo Taariikhda Hiriyadu ahayd 05-04-1434 oo ku aadan Taariikhda miiladiga
Culimada iyo Ducaad dalka Qatar oo ka tacsiyeeyey dilka Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Qatar:-Anagoo ah culimada iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan wadanka Qatar waxaan ugu tacsiyeynaynaa ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Sh
Culimada Soomaaliyeed ee reer Awdal oo ka tacsiyeeyey dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Boorame:-Dhamaan Culimada ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay tacsi murugo leh u dirayaan dilkii naxdinta lahaa ee loo gaystey Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax waxaanay Ilaahay ugu baryayaan i
Jamciyadda Tawxiid Islaamic Association ee magaalada Kampala oo tacsi diraya
(February 17, 2013)
Tacsi:-Jamciyadda Tawxiid Islaamic Association Kampala Uganda iyo Ducaadda Markazka  Tawxiid Islamic Iyo Dhamaan Jamaacada Muslimiinta  ee magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda  waxaa ay halk
Todoba Xayndaab Shiikha Laguma Xurmayn W/Q Cabdulqaadir Cabdi Diiriye
(February 17, 2013)
Naf walba waa dhimanaysaa laakiin qofku wuxuu ku noolaa iyo wuxuu ku dhintay ayaa micne u sameeya geerida ka dib. Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax ilaahiisaa naga yaqaan laakiin noloshiisii iyo geeridi
Khudbadihii ay culimadu ka jeediyeen aaskii Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Dhagayso]
(February 17, 2013)
Garoowe:- Ka dib markii maanta la aasay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax  ayaa waxaa kalimaad kale duwan  ka jeediyey culimo kale duwan oo ka soo qayb gashay duugta Shiikh oo ka kala yimid Gobollada d
Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka oo tacsi u diray Sheekh C/qaadir Nuur
(February 17, 2013)
Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka iyaga oo ka tiiraanyaysan kana xun dilkii foosha xumaa ee lagula kacay sheekii caalimka ahaa sh. c/ qaadir nuur faarax ( Gacamay) alla ha u naxariistee oo gaca

« Previous Page