Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ” W/Q Sh Shibli
(April 6, 2014)
HORDHAC:-Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale - in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunid
Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo lagu soo dhoweeyey Degmooyinka Udhexeeya Garoowe Iyo Burtinle.[Masawirro]
(April 6, 2014)
Burtinle:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan golayaasha Dawladda iyo sarakiisha ciidanka Puntland ayaa maanta ka anba baxay caasima
Madaxweynaha dowlada Puntland oo gaaray Burtinle kuna sii jeeda magaalada Gaalkacyo
(April 6, 2014)
Burtinle:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka socdaal kormeer ah wuxuu ugu ambabaxay gobalka Mudug waxaana madaxweynaha uu ku sii hakaday Degmada Burtinle wuxuuna h
Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland oo ka hadlay maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Dhexe ee Boosaaso.[Cod/Masawiro]
(April 6, 2014)
Boosaaso:-Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur ayaa maanta waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadlay Maxaabiis isku dayey in ay ka baxsadaan Xabsiga dhex ee magaalada Boosaaso oo gaarayey
Kulan cilmiyeed ka furmay Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garowe.[Masawiro]
(April 6, 2014)
Garoowe:-Kulan cilmiyeed ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalo madaxda Puntland ee Garowe, taariikhduna ay ku beegantahay 05/04/2014 maalinnimo sabti ah , waxaana soo qabanqaabisay mu’asasada al Mi