Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay oo walaac ka muujiyay Khilaafka Madaxda DFS
(November 2, 2014)
Muqdisho, 2 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka
Madaxweynaha PL oo Garoowe kula kulmay safiirka Danmarka ee Soomaaliya.[Masawiro]
(November 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa hoygiisa Madax tooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabilay Safiirka Denmark ee Soomaaliya Ambassador Geert Aagaard Andersen iyo waf
Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay aaska Taliyihii Ciidanka Booliska DFS (Masawiro)
(November 2, 2014)
Muqdisho:-Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidammada Booliska Sooma
Madaxweynaha Dawladda Puntland si weyna loogu soo dhoweeyey Garoowe(Masawiro)
(November 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa Gaar ahaan Dalalka Ingiriiska ,Ethopia iyo isutagga Imaaraad
Xaflad lagu daahfurayey xafiiska Mu,assasadda Al-minhaaj oo lagu qabtay degmada Galdogob.[Masawiro]
(November 2, 2014)
Galdogob:-Waxaa galbanimadii jimcaha ee ku beegnayd 31/1/2014 ka dhacay hoolka sare ee masajidka jaamica ah xafladda si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah furayay xafiiska degmada Galdogob ee
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan- Waxay ku beegantahay Isniinta W/Q Sh Xasan Dhooye
(November 2, 2014)
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobna