Ogeysiis Mareegta Cusub uu leeyahay Sheekh Axmed Sulub
(November 9, 2014)
Waxaan u soo gudbineynaa walaalaha khayrka jecel Mareeg Cusub oo uu leeyahay Sh Axmed Sulub Xafidahulaah oo in badan aad ka heli doontid kutub ku anfacda oo uu Akhriyey Sh Axmed Sulub http://www.axmed
Abwaan Qorane Waceys oo Tix ka tiriyey Buuga Xadka Ridada maxaa ka run ah (Dhageyso)
(November 9, 2014)
Hargeysa:-Abwaan Qorane Wacays oo ka mid Abwanada Soomaaliyeed ayaa gabay ku cabiyey buuga Xadka Ridada maxaa ka run ah ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil isaga oo gabaygiisa ku cabiray duulaanka
Madaxweynaha PL oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali Geesood
(November 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali  Maxamed Cali Gaas ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray  Shacabweyna Puntland iyo Eheladii iyo Aqribadii uu ka dhintey  Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali
Wasaaradda Waxbarashada DFS oo tababartay Macalimiinta Iskuulada Sare ee Aada Dugsiyada[Masawiro]
(November 9, 2014)
Wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u soo xirtay tababar Macalimiinta dhawaan ay wasaraadu u qaadatay Dugsiyada sare ee Dowladda kuwaas oo lagu wado in dhawaan
R.W DFS Cabdi weli Sh oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood
(November 9, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliye
Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jira deegaanada ku dhow Jaziirada Kudhaa ee gobalka J/hoose.
(November 9, 2014)
Kudhaa:-Waxaa  xiisad colaad laga dareemayaa deegaanada ku dhow Jaziirada Kudhaa oo ay shalay qabsadeen kooxda Al-Shabaab sida ay sheegtay warbaahinta Ururka Al-Shabaab iyo wiliba Afhayeenka howgalad
Madaxweynaha Puntland oo La kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradah (Masawiro)
(November 9, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee 12-Wasaaradood oo uu 8-Oc-2014 ku