Wasiirka G/dhiga DFS oo canbaareeyey weerarkii lagu qaaday Saraakiisha Emirate-ka.[Masawiro]
(June 24, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh.Cali Diini, ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii argagaxisanimo ee maanta lagu qaaday kolonyo baabuur ah
4 ku dhimatay weerar Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(June 24, 2015)
Muqdisho:-Saddex ka mid ah askarta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo qof rayid ayaa ku geeriyooday, saddex askari oo kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib markii qarax ismiidaamin ah uu maan
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 6aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaad)
(June 24, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 6aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Abu
Madaxweynaha DFS oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan QM
(June 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud