Maamulka Halgan.net oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.
(July 5, 2016)
Boosaaso:-Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga w
Shuruudaha looga baahan yahay xubinta (rag iyo dumar) ka mid noqoshada golaha degaanka degmada gaalkacyo
(July 5, 2016)
[nggallery id=1692]   M_M_Deeq Halgan.net
Maamulka Markazka Al-hudaa ee Helsinki Islamic Center oo Hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
(July 5, 2016)
Helsinki:-Maamulka markazka Al hudaa ee Helsinki Islamic Center oo tahniyada ciida haweda u maranayo dhamaan musliinta caalamka oo dhan waxaanu leenahay kula caam wa'antum biqeyr Taqabalaahu Mina wani
Madaxweynaha dawladda Puntland oo shacabka Puntland u diray Hambalyada Ciid-fidriga
(July 5, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha  reer Puntl
Midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Denmark oo Hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
(July 5, 2016)
Copenhagen:- Maamulka midowga Marakizta Soomaaliyeed ee waddanka Denmark, waxay guud ahaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakaysan ee ciidul-fid
Weerar lagu dhaawacay 9 qof oo ka dhacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir.
(July 5, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir. Bam Gacmeedkan